Waaba Wasiir Xaaraami !
- Dharkuu sitaa waa Xaaraan.
- Wuxuu soo cunay Xaaraan.
- Wuxuu cabay waa xaaraan
- Wuxu xaday xoolo dadweyne iyo agoomeed.
- Gurigiisu uu degan yahay waa Xaaraan.
- Sijaayada uu ku tukanayo Lacag Xaaraan ah buu siistay.
- Wuxuu cid kale siiyaa waa Xaaraan ileen xoolo xalaal ah ma hayee.
- Wuxuu ku Afurayaa Xaaraan waana sooman yahay.
- Gaadhiga uu saaran yahay waa Xaaraan.
- Yaradka uu Bixiyey waa Xaaraan
- Ubadkiisuna isagoo Lacag Xaaraani calooshiisa ku jirto bay calool galeen.
- Hadalkuu sheegaa waa Been Xaaraan ah.
Waaba wasiir Xaaraami !
Ilaahay baan ka magan galay Shilin xaaraana iyo Xoolo ummadeed.



