Shan qof oo ku dhintay Shil Gaadhi oo degaanka Gabiilay ka dhacay

Gabiley (saraarnewsRamaas)  Ugu yaraan 5  qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 4  qof oo kalena  ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Magaalada Gabiley.


Ciidamada nabadgalyada wadooyinka Gabiley, ayaa sheegay in ay wadaan baadhitaano lagu ogaaniyo sida uu shilku u dhacay ,iyada oo boqolaal qof ay gaadheen cisbitaalka ,kuwaasoo booqanaya  dhawaca la keenay, isla markaana bilaabay in ay dhiig shubaan.Shilka ayaa ka dhacay deegaanka la yidhaahdo Jameeco Eeriyo maanta gelinkii dambe, waxaana dhaawac dadka dhintay lagu daaweynayaa cisbitaalka guud ee Magaalada Gabiley sida ay sheegayaan warraka ka imanaya halkaas.

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone