CAWA DARAN: Buug cusub oo uu qoray Maxamed Sheekh Daahir
Buugga Cawa-daran, waa qiso run ah. Waa sheeko dhab ah. Waa dhacdo argagax leh. Qisadan in aad akhridaan mooyaan ee, gorfayn kaga bogan-maysaan.
Halkan hoose ka daawo Hordhac gaaban oo buugaa ku saabsan


