Daawo: Taageerayaasha Itoobiyaanka oo ka Xumaaday Guusha Orodyahan Maxamed Faarax [MO Farah]
Taageerayaasha Ororyahanada Itoobiyaanka ah oo Daawanayey Guusha Taariikhiga ah ee Orodyahanka Asalkiisu Somaliland ka soo jeedo ee Maxamed Faarax (MO Farah) ayaa si wayn uga xumaaday, Kaalinta uu soo galay ninkii Magaca wadankooda u ordayey oo galay Kaalinta 3,aad.
Maxamed Farah (MO Farah) ayaa noqonaya qofkii ugu horeeyey ee Dalka Ingiriiska Magaciisa ku ordayta ee Bilad dahab ah ku guulaysta dhinaca orodka maaratoonka wixii ka danbeeyey 1908 , waqtigaas oo orodka dheer ee 5-ta mayl uu qaaday ninkii la odhan jiray Emil Voigt waqtigaas oo ciyaaraha orodka lagu qabtay Magaalada London.
Hadaba halkan hoose ka daawo qaylada iyo canaanta ay isku dareen markay arkeen Guusha Mohamed Faarax.




Mo farah guul ban ku rajaynay ALLA MACAK
waxa aad ugu faraxsanahay walakaeyga qaaliga ah mo farah waan ugu habalyenaya walala waxa aan ku dhahay waliga goleyso waxa aad tahay nin aad iyo magac ugu leh somaliya