Codkii Cabdillaahi Qarshe (AHUN) iyo Macaansada maanta waa Ciid !
Shabakada Saraarnews iyo Tafatirayasheedu waxay idiin Rajaynayaan Ciid wanaagsan meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan. Waxaanu idiin dooray heestii Caanka ahayd ee Macaansada Maanta waa ciid .

Dadoow maqal maanta waa iidoo
Midigta laysa siinayaa mudaneey
Muraaqooda maanta waa iidoo
Magoolkeeda daaqa maansada eey
Ma moogine maanta waa iidoo
Marqaankiina meel u daydaya eey
Macaansada maanta waa iidoo
Sidii malabkii u muudsada eey
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


alah u naxariistee waxaanu isku nahay reerceerigaabo isaga iyo walaalkii yaasiin qarsheba iyo ninka ay isku hooyada ahaayeen ee cabdi raxmaan sh saciid
XUSUUS WAAYO WAAYO IYO AABIHII FANKA