Somaliland Magaalooyinkeedu sidan bay u egaan lahaayeen haday Heli lahayd Hogaamiye Daacad ah sanadka 2020
Hadii Dalka Somaliland Madaxdeedu Noqon lahaayeen qaar daacad ah oo kala ilaaliya Kiishada Qaranka iyo Islaantiisa, Xalaal cun ah , Musuqmaasuqa aan aqoon oo fulinaya dhaartii uu ilaahay hortiisa ku maray, sidan bay u egaan lahaayeen Magaalooyinka Somaliland.
Hargeysa.

BURCO.
BERBERA.

Borama
Ceerigaabo
Laascaanood
Laasqoray
Buuhoodle
SHEEKH











