Daawo: Dr. Cali khaliif Galaydh intaanu Lacagta la baxsan.

Waa Dr Cali khaliif Galaydh maalmihii uu la baxsan doono lacagtii  Soomaalida ka dhexaysay waqtigaas oo uu ahaa Wasiirka Wershedaha Soomaaliya.

Be Sociable, Share!

4 Responses to Daawo: Dr. Cali khaliif Galaydh intaanu Lacagta la baxsan.

  1. Dalmar August 27, 2012 at 8:27 am

    Maxaa ku jaban sawir bari hore ah?

    waxaa madax kuu ah siilaanyo uu dad shacab ah dhiigooda qaba, ma ilowday kuwii lagu laayey awdal.

  2. Isxanbaar August 31, 2012 at 5:19 am

    Waa sawir ay ka muuqato Busaarad iyo halaag. Waxaad moodaa naf aan waligeed qado hagaasan afka saarin.
    Igawala qofka sidaa u eg $ 10 kumaan aamineen.

  3. Dhooddi October 3, 2012 at 9:06 am

    Waa sawir ay ka muuqato aqoon iyo isku kalsooni

  4. deeqa November 21, 2012 at 3:32 pm

    ala dadkan cuqadad bayqaban aloowo cafi ali khalif waxaba maxado lakin idanka sheeki dono wu xuxaday xishooda dadoo wada bugatane subxanlaha