Dr Cali khaliif oo Sii khaatumo seegay oo 76 cod keliya helay

Doorashada Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wareeggii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhamaatay. Codadka la kala helay waa 123 Maxameed Cismaan Jawaari, 76 Cali Khaliif Galeydh, 11 Cabdi Xaashi, 7 Cabdirashiid Xiddig iyo 4 Xasan Abshir.

Waxaa u tartamaya Guddoomiyaha Baarlamaanka shan xubnood oo kala ah.

  1. Cabdi Xaashi Cabdulllaahi
  2. Cali Khaliif Galeydh
  3. Cabdirashiid Maxamed Xiddig
  4. Maxamed Cismaan Jawaari iyo
  5. Xasan Abshir Faarax

Waa markii ugu horreysay ee muddo ka badan labaatan sano lagu qabto magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Kala soco halkan wararka ugu dambeeya ee doorashada.

Be Sociable, Share!

One Response to Dr Cali khaliif oo Sii khaatumo seegay oo 76 cod keliya helay

  1. M.H.Buraleh August 29, 2012 at 12:37 pm

    Bal eega Iidoor oo dhan oo hal nin keliya ka wada qaylinaya,yaa u sheega reerku waa wada nooca ninka ya ka wada qayliyeen.

Warning: scandir(): open_basedir restriction in effect. File(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../) is not within the allowed path(s): (/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www:/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.private:/customers/b/3/5/saraarnews.com/tmp:/customers/saraarnews.com/saraarnews.com:/var/www/diagnostics:/usr/share/php) in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../): failed to open dir: Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(): (errno 1): Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 12