Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

War deg deg ah oo haatan Naga soo gaaray Xarunta uu ka soconayo Doorashada Gudoonka Baarlamanka ayaa shaagaya inuu isdhiibay oo ka hadhay tartarkii Dr  Cali Khaliif Galaydh ka dib markuu arkay xitaa hadii xubnaha kale ee hadhay codkooda ugu biiriyaan inta uu haysto inaanu soo baxaynin.

Sidaas darteed waxaa Si cad ugu guulaystay  prof. Mohamed cismaan Jawaari Maadaama oo markii hore ay isku soo hareen Markii hore Prof Jawaari iyo Cali Khaliif Galaydh   Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka .

Waxaa Sacab iyo Sawaxan xoogan is qabsaday goobta uu ka soconayo Doorashada Gudoonka Baarlamanka Soomaaliya kadib markii uu si buuxda ugu dhawaaqay Cali Khaliif  Galyar inuu is dhiibay.

Waxaana haatan loo gudbayaa Doorashada Gudoomiye ku xigeenada Baarlamanka.

Be Sociable, Share!
Warning: scandir(): open_basedir restriction in effect. File(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../) is not within the allowed path(s): (/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www:/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.private:/customers/b/3/5/saraarnews.com/tmp:/customers/saraarnews.com/saraarnews.com:/var/www/diagnostics:/usr/share/php) in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../): failed to open dir: Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(): (errno 1): Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 12