Geeri Naxdinle: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay
Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun
Geeri Naxdin leh: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay.
05.10.2012 Waxaa caawa magaalada Burco ku geeriyooday Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay.
Xaajiga oo ahaa Adoomada ilaahay kuwooda ugu cibaadada badan waxaan mar kale Allaha Waaxidal qahaarka ah (Kelmed ku badnaan jiray) uga baryaynaa inuu Jaarka Rasuulka ka mid dhigo, maalinta qiyaamana ka mid ahaado kuwa loo shafaaco qaado. Dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo.
Marxuumku wuxuu ifka kaga tegay hal qoys iyo Awlaad gaadhaysa 74 qof oo isugu jira wuxuu dhalay iyo wuxuu sii dhaleen oo Tafiirtiisa ah oo ay dhaleen.
- Maryama Maxamed Nuur qoorubaxay
- Axmed Maxamed Nuur qoorubaxay
- Maxamuud Maxamed Nuur qoorubaxay
- Mubarak Maxamed Nuur qoorubaxay
- Faysa Maxamed Nuur qoorubaxay
- Mukhtaar Maxamed Nuur qoorubaxay
- Cabdilladiif Maxamed Nuur qoorubaxay
- Aniisa Maxamed Nuur qoorubaxay
- Xasan Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Ibraahin Nuur qoorubaxay
- Cismaan Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Axmed (xaaxi) Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Siciid Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Cabdilaahi Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Cabdi Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Muuse Nuur qoorubaxay
- Saaqa Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Ugaaso Nuur qoorubaxay
- Cawo Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Khadiija Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Siraad Nuur qoorubaxay (AHUN)
- Shukri Nuur qoorubaxay
- Ardo Nuur qoorubaxay

- Cilmi Ismaaciil Warsame (AHUN)
- Biixi Ismaaciil Warsame (AHUN)
- Rooble Ismaaciil warsame (AHUN)
- Cige Ismaaciil warsame (AHUN)
- Nuux Ismaaciil warsame (AHUN)
- Goox Ismaaciil warsame (AHUN)

Alle haw naxariisto
ha u nuuro xabaasha
Kuwuu naar ka xorooyo
Janadii ku negaada
ee nebigii la Rafiiqsho
AAMIIN Aamiin aamiin.




From: Sahra Suleiman Ali
Subject: Tacsi
Message Body:
inaalillaahu waa inaa ileyhi raajicuun anagoo ah ilma Suleiman Ali waxaan Tacsi balaadhan u diraynaa dhamaan ehalkayaga iyo qaraabaayada oo aan uga tacsiyadaynayno geerida naxdinta leh ee ku timi
awoowgay oo ku geeriyooday 5/10/2012 magaaladda burco ilaahy waxaan uga bayayaa inuu samir iyo iimaan naga siiyo awoowo
gaar ahaan waxaan u tacsiyadaynayaa
ayeeyadayda qaaliga ah
1Canab Cabdillaahi Ismaaciil iyo
2 Hooyo Maryama Maxamed Nuur
3 abti Axmed Maxamed Nuur
4 Abti Maxamud Maxamed Nuur
5 Abti Mubarik Maxamed Nuur
6 Habo Faysa Maxamed Nuur
7 Abti Mukhtaar Maxamed Nuur
8 Abti Cabdiladdif Maxamed Nuur
9 Habo Anisa Maxamed Nuur dhamaan
waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo owoowo Haaji Maxamed Nuur qabrigana ilaahay ha u nuuro aamiin aamiin
Allaah ha u naxariisto dhammaan Muslimiinta dhimatay dhintay idilkood gaar ahaan Mohamed Nur qooru baxay oo ku geeriyoodey saaka BUrco iyo Ilma xaji Muse Ali oo shil gaadhi ku dhintay shalay.
Inaga iyo ehelaliina samir iimaan allaah ha ina siiyo.
Musse F. Abdi
keyse xursi habreed
Subject: morway trondheim
Message Body:
inaalilaahi wa inaalilahi raajucuun ilahayv naxariistii jaano ha ka warabiyo maxamed nuur qoor uu baxay eeheelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samiir iyo imaan ilkahay haka siiyo
s/c
waxaan dhamaan tacsi uu dirayaa reer nuur qoorubaxay iyo reer x.muse ilaahayna ha uu naxariisto janadiina ha ka waraabiyo samir iyo iimaana ha ka siiyo dhamaanteen ilaahayna ha inooga daba naxariisto.
aamiin
aisha abokor
إن لله وإن إليه راجعون ولا حول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم
Inaalilaahu wa inaa ileyhi raajicuun
Waxaan u tacsiyadaynayaa reer Xaaji Muuse x Cali iyo reer Nuur Qoorubaxay oon uga tacsiyadaynayo geeridda Abdiraxman X Muuse, walaashii Khadra iyo Mohamed Nuur Qoorubaxay ilaahay ha u naxariisto dhammaantood oo janadii fardowsa ha geeyo inagana samir iyo iimaan haynaga siiyo Aaaamiinnnnnnnn.
Jama Abokor
London.
Inaalilaahu wa inaa ileyhi raajicuun
Waxaan u tacsiyadaynayaa reer Xaaji Muuse x Cali iyo reer Nuur Qoorubaxay oon uga tacsiyadaynayo geeridda Abdiraxman X Muuse, walaashii Khadra iyo Mohamed Nuur Qoorubaxay ilaahay ha u naxariisto dhammaantood oo janadii fardowsa ha geeyo inagana samir iyo iimaan haynaga siiyo aamiin
Sultan Jama Noah
Farah haybe abdi
Subject: tacsi
waxaan tacsiyadayadanayaa dhamaan ehlayadii oo anan halkan ku soo koobi kari in ilaahay dhamaanteenba samir iyo iiman inaga siiyo ‘amiin’xaaji maxamedna ilaahay janadii fardoosa ka waraabo ‘amiin’anigoo farah ahna xasuus gaara ayuu igu leyahay ama igu reebi doona. mubaarik samir iyo imaan.