Madaxweyne Siilaanyo oo Derajooyinkii u horeeyey ku taxay Taliyayaasha Ciidamada Somaliland

 

Hargeysa(saraarnews)Sanad Guurada 19aad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo Bixinta Derajadii Ciidamada oo maanta uu Madaxweynuhu bixiyey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta Kala Qayb galay Xuska Sanad Guurada 19aad ee Aasaaska Ciidanka Milatariga Somaliland oo ka Qabsoomtay Xarunta Taliska Guud.

Geesta Kale Madaxweynaha Ayaa Ku Taxay Garaado Taliyayaasha Ciidamada Kala Duwan ee Qaranka Sida Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka , Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska, Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta , Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda ama Marines ka , Abaanduulaha Ciidanka Qaranka , Taliye Ku Xigeenka Booliska iyo Taliye ku Xigeenka Asluubta.

Wararkii ugu dambeeyey
Be Sociable, Share!

2 Responses to Madaxweyne Siilaanyo oo Derajooyinkii u horeeyey ku taxay Taliyayaasha Ciidamada Somaliland

  1. maxamed axmed xaashi cabdi February 8, 2013 at 8:05 am

    waa guul soomaaliland u soo hoyatay darajooyinka ciidamada soomaaliland

  2. mohamed abdullahi April 27, 2013 at 10:18 pm

    waa guul iyo gobanimo mashallah

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone