Faallo

Suugaanta View all

Wararka View all

Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad oo Beellaha Habaryoonis qado sharaf ku maamuuseen

Hargeysa(saraarnews) Salaadiinta iyo ganacsatada beelaha H/Yoonis  ayaa qado sharaf ku Maamuusay Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad , suldaanka guud ee beelaha Ibraahin Sheekh Isaxaaq,  Casuumadan ayaa 21 bishan ka qabsoontay Hotel Ambassador ee... Read More | Share it now!

Xusuuso: Waxqabadkii wasiir Cali Mareexaan markuu  Xildhibaanka Baarlamaanka ahaa.

  Xildhibaan Cali Mareexaan Oo Saldhig Boolis Iyo Gaadhi Surf Ah Ugu Deeqay Magaalada Shansha-Cadde Oo Ka Mid Ah Deegaamada Hoos Yimaada Degmada Qorilugud Ee Gobolka Togdheer. Aug 15 2014 Burco(saraarnews) Xildhiban Cali Xasan Maxamed (Cali... Read More | Share it now!

Abwaan Dhaglas oo KULMIYE ka baxay kuna biiray  Wadani

London (saraarnews) Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas oo ka mid ahaa taageerayaashii Xisbiga KULMIYE iyo madaxweyne siilaanyo suugaan badana ku taageeray ayaa xisbigaa ka kuddaalay kunna biiray Xisbiga wadani, qoraal kooban iyo geeraar la socda oo uu na soo... Read More | Share it now!

Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi oo Burco lagu soo dhoweeyey.

Burco(saraarnews):-Musharax  Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Md.Muuse Biixi Cabdi iyo Xubno Wasiiro ah oo katirsan Xukumada Madaxweyne Silaanyo oo Maanta  Si Balaadhan loogu Soo dhaweeyey Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka... Read More | Share it now!

Boqorka Boqorrada Afrika Cismaan Aw maxamuud (Buurmadow) oo ka hadlay Khilaafka Cullimada iyo baarlamaanka

Dubai(saraarnews) Boqorka Boqorrada Afrika Cismaan Aw maxamuud (Buurmadow) oo ka hadlay khilaafka Culimada iyo baarlamaanka, ee la xidhiidha ansixinta xeerka bangiyada oo la sheegay inay ku jiraan qodobo ka hor imanaya shareeccada islaamka.  Boqor... Read More | Share it now!

Tv-ga Horn Cable: Su’aalihii Shacabka Iyo Jawaabihii Xirsi Cali Xaaji Xasan Qaybtii 2’aad

            https://www.youtube.com/watch?v=UQB3hd3s1tg ... Read More | Share it now!

Faallo: Soomaalidii talyaaniga, HAWIYE iyo DAAROOD  waxaanay lahayn bay isku haystaan.

London(saraarnews) Hoggaamiyayaashii xukuummadihii u kala danbeeyey ee qabtay talladii  jamhuuriyadii Soomaalida (Somali republic) ee ka koobnayd labadii dal ee isku darsamay 1960-kii ee Somaliland iyo Soomaaliya inti u dhaxaysay 1960-1991,  waxay u... Read More | Share it now!

Muduciga Kalgacal (Gabay) Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Sweden(saraarnews) gabaygan oo la yidhaaho Mudduciga kalgacal waxa tiriyey Abwaan Mubarak Maxamed Nuur (qoorubaxay). Tixdan gabayga ah oo hoga tusaalayn iyo jawaaba u ah  tixdii Muxubo heelood uu soo tiriyey Maxamed aw Cali Cartan haldeeq, waxay soo... Read More | Share it now!

SHIRWEYNIHII BEELWEYNTA YOONIS CABDIRAXMAAN OO MAANTA SI RASMIYA UGA FURMAY DEGMADA CAYNABA EE GOBOLKA SARAAR

Daawo:Shirweynihii Beelweynta Yoonis Cabdiraxmaan Oo Maanta Si Rasmiya Uga Furmay Degmada Caynaba Ee Gobolka Saraar ... Read More | Share it now!

Xirsi Cali X xasan: ” Ninkii Buunkaygii Xaday meeshuu ku yeedhin lahaa baa laga rabaa”

            Hargeysa(saraarnews) Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji xasan ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Telefishanka universal ee afsoomaliga kui hadla. ... Read More | Share it now!

Wararka View all

Hargeysa(saraarnews) Salaadiinta iyo ganacsatada beelaha H/Yoonis  ayaa qado sharaf ku Maamuusay Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad , suldaanka guud ee beelaha Ibraahin Sheekh Isaxaaq,  Casuumadan ayaa 21 bishan ka qabsoontay Hotel Ambassador ee... Read More | Share it now!

  Xildhibaan Cali Mareexaan Oo Saldhig Boolis Iyo Gaadhi Surf Ah Ugu Deeqay Magaalada Shansha-Cadde Oo Ka Mid Ah Deegaamada Hoos Yimaada Degmada Qorilugud Ee Gobolka Togdheer. Aug 15 2014 Burco(saraarnews) Xildhiban Cali Xasan Maxamed (Cali... Read More | Share it now!

London (saraarnews) Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas oo ka mid ahaa taageerayaashii Xisbiga KULMIYE iyo madaxweyne siilaanyo suugaan badana ku taageeray ayaa xisbigaa ka kuddaalay kunna biiray Xisbiga wadani, qoraal kooban iyo geeraar la socda oo uu na soo... Read More | Share it now!

Burco(saraarnews):-Musharax  Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Md.Muuse Biixi Cabdi iyo Xubno Wasiiro ah oo katirsan Xukumada Madaxweyne Silaanyo oo Maanta  Si Balaadhan loogu Soo dhaweeyey Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka... Read More | Share it now!

Dubai(saraarnews) Boqorka Boqorrada Afrika Cismaan Aw maxamuud (Buurmadow) oo ka hadlay khilaafka Culimada iyo baarlamaanka, ee la xidhiidha ansixinta xeerka bangiyada oo la sheegay inay ku jiraan qodobo ka hor imanaya shareeccada islaamka.  Boqor... Read More | Share it now!

            https://www.youtube.com/watch?v=UQB3hd3s1tg ... Read More | Share it now!

London(saraarnews) Hoggaamiyayaashii xukuummadihii u kala danbeeyey ee qabtay talladii  jamhuuriyadii Soomaalida (Somali republic) ee ka koobnayd labadii dal ee isku darsamay 1960-kii ee Somaliland iyo Soomaaliya inti u dhaxaysay 1960-1991,  waxay u... Read More | Share it now!

More on Wararka

Muduciga Kalgacal (Gabay) Abwaan Mubarak Qoorubaxay

SHIRWEYNIHII BEELWEYNTA YOONIS CABDIRAXMAAN OO MAANTA SI RASMIYA UGA FURMAY DEGMADA CAYNABA EE GOBOLKA SARAAR

Xirsi Cali X xasan: ” Ninkii Buunkaygii Xaday meeshuu ku yeedhin lahaa baa laga rabaa”

War-saxaafadeedkii ugu mudnaa ee sharci xukuumadeed intii Siilaanyo tallada hayey

Shirkii Beellaha Reer Yoonis oo caynaba ka furmay

Jaalliyada Gaashaanbuur Axmed Faarax (GAF) oo shir ku yeeshay Gothenburg, Sweden

Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud, wadooyinka Iyo Guryeynta Somaliland Cali Mareexan Oo Maanta Booqasho Ku Tegay Xarunta Lagu Xanaaneeyo Caruurta Derbijiifka Ee Sos Centar Ee Magaalada Burco.

Wadamada ay u dhasheen dadka ku geeriyooday Qaraxii Faransiiska ee la aqoonsaday.

Khilaafka Musharxiinta Madaxtooyada ee Xisbiga UCID

Wasiirkii Hore ee Arimaha debeda Dr. Mohamed Cabdillahi Cumar (Been-bidaar leh) oo sheegay in doorashadii Muuse Biixi caalamku soo dhoweeyey.

Photo Gallery View all

Xaflada  24 Guurada  qaranimada Somaliland iyo Göteborg, Sweden.

              Dhamaan Jaalliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Magaallada Göteborg iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono xaflada Sannadguurada 24’aad ee qaranimada Somaliland. Xaflada oo ay... Read More | Share it now!

Video Gallery View all

Abwaan Mubarak Qoorubaxay iyo Somali Channel TV

Daawo: Telefishanka Caanka ah ee Somali Channel ayaa sannadkan bilowgiisii la yeeshay waraysi aad u dheer , oo ku saabsan suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida Abwaanka Reer Somaliland ee  Mubarak Qoorubaxay. ... Read More | Share it now!

Telefishanka Faransiiska oo warbixin caqiibo leh ka diyaariyey farqiga Somaliland iyo Soomaaliya

Paris (Saraarnews)- Telefishanka FRANCE24 oo laga leeyahay waddanka Faransiiska, ayaa warbixin dhinacyo kala duwan ka diyaariyey heerararka horumarka, nabadgelyada, doorashooyinka iyo nidaamka maamul ee ka jira Somaliland, iyada oo warbixintan ay... Read More | Share it now!

Telefishanka Space channel iyo  Madaxweyne Siilaanyo

Telefishanka Space channel ayaa xalay sii daayey dukumentari wax weyn ka iftiiminaya waayaha loo soo maray Somaliland, isaga oo hoosta ka xarriiqaya sida hoggaankeedu aanu isubedbedeleyn oo uu ku xaqiijiyey guulaha faraha badan ee siddeemataadkii... Read More | Share it now!

Barnaamijyo taxane ah oo Sixirka iyo khatarihiisa ku saabsan

        Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaanu idiinku soo ururinay barnaamijyo taxane ah oo TV-ga SOMCHANNEL ka baxay oo ku saabsan sixirka iyo waxyeeladiisa.  haddaba daawasho wanaagsan qaybihii kala duwanaa ee barnaamijkaas... Read More | Share it now!

Khiyaamada indhosarcaadka Hindida

Khiyaamada indhosarcaadka Hindida

India(saraarnews) hadaad inbadan maqashay indhosarcaadka hindida waxa laga yaabaa inaad muuqaalkan hoose la yaabtid, hadaba , ma fahmi karaysaa khiyaamada ku jirta ama ku sugan oo ah ninkani inuu ku fadhiyo bir maro lagu duubay oo dhulka ka taagan sida... Read More | Share it now!

Wararka View all

Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad  oo Beellaha Habaryoonis qado sharaf ku maamuuseen

Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad oo Beellaha Habaryoonis qado sharaf ku maamuuseen

Hargeysa(saraarnews) Salaadiinta iyo ganacsatada beelaha H/Yoonis  ayaa qado sharaf ku Maamuusay Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad , suldaanka guud ee beelaha Ibraahin Sheekh Isaxaaq,  Casuumadan ayaa 21 bishan ka qabsoontay Hotel Ambassador ee... Read More | Share it now!

Xusuuso: Waxqabadkii wasiir Cali Mareexaan markuu Xildhibaanka Baarlamaanka ahaa.

Abwaan Dhaglas oo KULMIYE ka baxay kuna biiray Wadani

Xildhibaanada deegaanka Burco oo Musharax Muuse Biixi uga quus gooyey cod uu Burco ka helo

Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi oo Burco lagu soo dhoweeyey.

Suugaanta View all

Hees cusub: Kalgacayl tisqaaday Codkii Nimco degan Erayadii Mubarak qoorubaxay

Hees: Kalgacayl tisqaaday Erayada: Mubarak Qoorubaxay Laxanka: Aadan Karoone. Music: Maxamed Bulshaawi Codka : NImco Degan ———————————– 1- Inanyohow Tin iyo Cidhib Jacayl igu... Read More | Share it now!

Hees Cusub Kaltuun, Erayadii Mubarak qoorubaxay Codka Aweiz Lilaahi

Hees: Cusub wadada Ceerigaabo, Erayada Mubarak qoorubaxay iyo codkii Ubax Fahmo

Dardhad (gabayga 14’aad ee silsilada gabayad tahriibka) waxa tiriyey Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan “Haldeeq

Samirka muunayso Gabay uu tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Articles View all

Maynu tijaabino awooda Somaliland oo mid ah.  Qallinkii Muna Casayr Jaamac, France.

Marka ay yimaadaan Aafooyinka dabiiciga ahi waxa ugu horeeya Ee la Sameeyaa waa (Mitigation) Oo ah Dhimida ama yaraynta Saamaynta Aafadaasi, Hadaba Waxa dhawaan tagay Deegaanada Abaartu Dhibaataysay Wafti Xaqiiqo Raadin ah, wax wanaagsan bay sameeyeen,... Read More | Share it now!

Hees cusub: Kalgacayl tisqaaday Codkii Nimco degan Erayadii Mubarak qoorubaxay

Hees Cusub Kaltuun, Erayadii Mubarak qoorubaxay Codka Aweiz Lilaahi

Ogaysiis: Shirka Qurbajoogta Gobolka Togdheer oo ka Dhici Doona Magalada Burco 30/7/2016

Xusuuso: Waxqabadkii wasiir Cali Mareexaan markuu Xildhibaanka Baarlamaanka ahaa.

Faallo View all

Aafooyinka ku gedaaman Gabayada iyo heesaha, Qallinkii Mubarak Qoorubaxay

Waxaa laga yaabaa inaad noqoto gabyaa caan ah oo gaasabaxay oo laga dhaxlo murti iyo halhaysyo dhaxal gal noqda oo weligood taagnaada, suugaan badanina kuu tisqaado. Waxana gabayaaga ama halabuurka rasmiga ahi dareemaa in wax laga sugayo, oo loo... Read More | Share it now!

Faallo: Dhibta aan lagu dhiiran

Ogaysiis: Shabakada Saraarnews oo sidii looga bartay shaqadeedii soo celin doonta

Faallo: Hargeysi nimcaday hayn wayday ee caasimada Somaliland Sheekh ma u wareejinaa inta labada golle u codeeyaan ?

Gorfayn: Dheemankii lagu maamusay Maydh Qallinkii Maxamed Abokor Yuusuf