Wadac wadac yaa Ramadaan Codkii Xasan Sheekh Muumin
Written by admin in August 30th, 2010
Leave comment
Posted in: suugaanta
Hargeysa(saraarnews) sidii inoo caadada ahayd ee aad uga barateen shabakada saraarnews inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadaan suugaantii aanu idiinku talo galay aawadeed waxaanu maanta idiin dooray heesta halku dhigeedu yahay wadac wadac yaa Ramadaan oo uu ina soo gaadhsiin doono abwaankii Xasan sheekh Muumin (ahun) oo ay
Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
Written by admin in August 30th, 2010
Qaybtii Afraad
Abaaldarrada Siilaanyo iyo Raaskiisa
Waxaynu qoraalkii hore ku cadaynay inaan Abaalka Siilaanyo iyo raaskiisa loo galaa noqonin mid lagu xamdi noqo taas bedelkeediina waxa laga qaadaa Aflagaado iyo Adiyad loo geystay cidii waxtartay maalintii ay jilicsanayeen. Arintaas waxaa ka hadlaya nin sheegay inuu u hadlayo raaska madaxweynaha oo la hadlayey
Somcable oo shalay cadaysay in Djibouti laga leeyahay
Written by admin in August 30th, 2010
Hargeysa(saraarnews)Maamulaha shirkada SOMCABLE ayaa shalay cadeeyey in xaruntoodu tahay wadanka Djibouti oo xadhkaha imanaya somaliland halkaa laga soo jiidi doono ka dibna la keeni doono magaalo xeebeeda Berbera. Arintan ayaa debeda u soo saartay in labada shirkadood ee ku bertamayey Xadhkaha bada hoosteeda la mariyo midkoodna aan laga lahayn Somaliland
Maanta Oo Aan Diirada Saari Doono Waaheennews iyo Mulkiilaha leh. Dr. Ahmed Hussen Ciise, Muxuuse Ka Cadhaysan Yahay? By Mujaahid Suufi
Written by admin in August 30th, 2010
Waa Tuma waaheen news.
Waaheen news waxay soo baxday sanadku markuu ahaa 2008 waxaa aas aasay Dr.Ahmed Hussen Ciise oo ahaa Xoghayihii hore ee arimaha dibada ee ka "Saaqiday" Xisbiga Kulmiye.
Ahmed Hussen Ciise Waxaan ku Xasuustaa Mar uu noogu Yimi 2003 Minnesota oo nagala qayb galay xaflad Somaliland ah isagoo ka
waar horta inta ayadaan khalad sixin idinku saxa khaladkiina
Written by admin in August 30th, 2010
Marka hore waan idin salaamay salaanta islaamka ee asalmu CalykumMarka Xigtana Ramadaan Kariim
Waan idiin mahadnaqayaa faalooyinka aad soo dhigteen oo runtii ah qaarxiiso leh qofbana si u qaadan doono.Hadba aniga waxa hadalka iga keenay Idinka oo is leh wax saxa khaladdhaca sheega oo bayaamiya in aad idinka laftiini khalad kudhacdaan...
Tusaale
Gobolka
Wakiilka Somaliland ee Sweden Ha loo Magacaabo Rhoda Jama Elmi ama wakiilkii Hore ha loo daayo!
Written by admin in August 30th, 2010
Hargeysa(saraarnews) Intii ay soo baxeen magacaabida Masuuliyiinta xukuumada ee Siilaanyo waxa weli sedbursiimo doonkii u sacabo tumaya wixii uu daleesha ka helay. Hadaba wadanka Sweden oo ah wadamada Somaliland wakiilada ku lahayd waxaa la gudboon Xukuumadda cusubi haday in wax dhaqaaqaan doonayso inay Sadex xaalladood midkood yeesho.
In loo magacaabo gabadha
Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
Written by admin in August 29th, 2010
Posted in: wararka
Qaybtii 3’aad
Bal imikana aynu ka eegno waxa Gobol waliba ka helay iyo sida loo kala bursaday Masuuliyiintii dawladda ee uu Magacaabay Madaxweyne Axmed Maxaamed Maxamuud Siilaanyo.
Gobolka Maroodijeex
Dr. Xuseen Axmed Maxamed Wasiirka Caafimaadka. {Ciida Gale/Abor Muuse}.
Sh. Khaliil C/Laahi Axmed Wasiirka Diinta & Awqaafta. {Arab}
Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Wasiirka Maaliyadda. {Habar awal/Sacad
TACSI: GEERIDA MARXUUM MUJ CABDILAAHI ASKAR
Written by admin in August 29th, 2010
Posted in: wararka
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa Shacbiweynaha Soomaliland, gaar ahaan halgamayaashii SNM.
Cabdilaaahi
Mujaahid C/laahi Askar oo Maanta ku Geeryooday Magaalada Hargaysa
Written by admin in August 29th, 2010
Posted in: wararka
Inna Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicoon Alle ha u naxariistee waxaa saaka magaalada Hargaysa ku geerooday Muj Abdilaahi Askar oo ka mid ahaa saraakiishii sar sare ee Ururkii Xaq u dirarka ee SNM.
Saraarnews waxay tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Marxuumka, waxaanu sidoo kale Ilaahay ugu baryaynaa inuu u
Mr.Siilaanyo Wasarrada Cafimaadku Wasiirbay Leeday Ee Maxaa Ku Daba Dhigay Shaqadeeda faragalintu maxay tahay? By Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe
Written by admin in August 29th, 2010
Posted in: wararka
Sooma Sooma “Ramadaantu Waa faral” iyo fanaankii Cumar cabdulle Shooli
Written by admin in August 28th, 2010
Posted in: suugaanta
Hargeysa(saraarnews) sidii inoo caadada ahayd ee aad uga barateen shabakada saraarnews inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadaan suugaantii aanu idiinku talo galay aawadeed waxaanu maanta idiin dooray heesta halku dhigeedu yahay Sooma sooma oo uu ina soo gaadhsiin doono Fanaankii Madaalaha hoobalada waaberi Cumar cabdulle Shooli oo ay
Ramadaan Bilataye bilkhayr codkii Faadumo Cabdillahi kaahin Maandeeq
Written by admin in August 28th, 2010
Posted in: suugaanta
Hargeysa(saraarnews) sidii inoo caadada ahayd ee aad uga barateen shabakada saraarnews inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadaan suugaantii aanu idiinku talo galay aawadeed waxaanu maanta idiin dooray heesta halku dhigeedu yahay Ramadaan bilataye Bilkhayr oo ay ina soo gaadhsiin doonto Fanaanadii codka toolmoonayd ee Faadumo cabdilaahi Kaahin Maandeeq
Sooma Ramadaanka codkii Maryan mursal Ciise
Written by admin in August 28th, 2010
Posted in: suugaanta
Hargeysa(saraarnews) sidii inoo caadada ahayd ee aad uga barateen shabakada saraarnews inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadaan suugaantii aanu idiinku talo galay aawadeed waxaanu maanta idiin dooray heesta halku dhigeedu yahay Sooma Ramadaanka oo ay ina soo gaadhsiin doonto Fanaanadii codka toolmoonayd ee maryan Mursal oo ay la
Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
Written by admin in August 28th, 2010
Qaybtii Labaad.
Madaxweyne Siilaanyo Maanta waa madaxweyne la doortay oo haya jagadii qaranka ugu sareeysey waana ninka wax laga weydiinayo umaddan wixii ka xumaada If iyo aakhiro labadaba, Inkasta oo uu yahay nin daa oo imika aad u jilcay ayna u weheliso xaalad caafimaad oo aan u saamaxaynin inuu xilka qaranka
Suldaan Saleebaan oo u Jaawabay Salaadiintii Dhowaan hadlay
Written by admin in August 28th, 2010
Posted in: Articles
Hargeysa(saraarnews) -Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Xasan, oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha Somaliland, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhawaaq dhawaan ka soo yeedhay koox isugu jirta Salaadiin, guurti iyo waliba wax garad kale, kuwaas oo sheegay in xaafadaha bariga magaalada Hargeysa laga ooyayo dhinaca waqooyina laga faraxsan yahaySuldaanku
Warbixin: Xukuumada Siilaanyo oo Lagu xidhiidhiyey Kooxaha Mayalka adag ee Soomaaliya ka dagaalamaya
Written by admin in August 27th, 2010
Posted in: Articles
Saraarnews- Warbixin aad u dheer oo lagu baahiyey bogga internet-ka ee oilprice.com ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku xishiidhisay kooxaha mayalka adag ee Somalia, Warbixintan ayaa lagu xusay in wasiirada Arimmaha Gudaha, Maaliyada, Duulista, Diinta iyo awqaafta iyo Cheif of cabinet-ku yihiin niman Xagjira.
Warbixintan oo sida la filayo ay iska
Dacaayadda Maxjarka iyo Shirkadda indhodeero lagu hayo iyo amaanta SOMCABLE oo dalka djibouti laga leeyahay maxay daaran tahay?
Written by admin in August 27th, 2010
Posted in: Articles
Hargeysa(saraarnews)Sida aynu la wada soconay waxaa Madaxweyne Siilaanyo u saxeexay laba heshiis oo cusub ogolaanshahoodii shirkadda laga leeyahay wadanka Djibouti ee SOMCABLE oo xadhkaha isgaadhsiinta badda hoosteeda soo marinaysa iyo Maxjarka labaad ee karantiinka xoolaha oo ay hirgelinayso Shirkadda cashuurta ugu badan wadanka soo gelisa ee Indhodeero oo la kaashanaysa
Dhacdo Naxdi Leh: Haweenay Oromo Ah Oo Hargeysa ninkeedii kaga goysay xubinta Taranka.
Written by admin in August 27th, 2010
Posted in: Articles
Hargeysa(saraarnews) Haweenay ka soo jeeda qoomiyadda Oromada Itoobiya oo hadda qoxooti ku ah caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta ninkeedii oo isaguna ahaa Oromo ninkeedii ka goysay xubinta taranka ka dib markii ay isku maandhaafeen arimo la xidhiidha xidhiidhkooda qoysnimo.
Haweenaydan ninkii qabay ka goysay xubinta taranka oo magaceeda lagu sheegay
Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
Written by admin in August 27th, 2010
Posted in: wararka
Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay iyada oo beel beel aanu u ururinay.
Habar awal
Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani (Sacad-muuse)
Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax (Ciise Muuse)
Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha Cabdiraxmaan Cawil
Waa kuma Xirsi Cali X.Xasan? By Ahmed Laangeer
Written by admin in August 27th, 2010
Posted in: Articles
Mara hore waxaan salaamayaa dhamaad dadwaynaha reer Somaliland sidii
milgaha lahayee ay u qabsadee doorashadii madaxwayna , doorashadu waa
jidka kaliya ee shacabku kula xisaabtami karo xukuumadooda waana
astaan muujinaysa siday ugu qiimo wayntahay qaranimadoodu,
Hadaa usoo laabta dood baryahan ka soctay shabadakad hadhwanaanews oo
ku saabsanay jagada Chief of Cabinet hase yeeshee markii danbe
Waxaa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
September 9th, 2010Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue reading
Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
September 9th, 2010Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue reading
Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
September 9th, 2010Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue reading
Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
September 9th, 2010Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue reading
Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
September 8th, 2010Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue reading
Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
September 7th, 2010Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue reading
Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
September 7th, 2010Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue reading
Useful Links
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Quraanku waa Daawo
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
13 visitors online now
3 guests, 10 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




