Haddaanu Nahey Dhaliinyarada Beesha Gabooye Hana Loga Daayo Meelka Dhaca Magac Gabooye.Qalinki/Barkhad X-Cabdi Mr Gaboye
Ku :Bahweynta Beesha Habaryoonis. Ku:Salaadiinta Iyo Hogaan Dhaqameedka Bahweynta Habaryioonis. Ku :Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka Beesha Habaryoonis. Ku:Culimaa,udiinka Iyo Wax-garadka Iyo Ururada Dhaliinyarada Beesha Habaryoonis. Ujeedo Codsi Iyo Tabasho .. Toranto-17- (Gabooyenews)-asc,anigoo ah [barkhad xaaji cabdi mr gaboye]marka ugu horeysa waxanu si xushmad iyo qadariinleh ku salaameyna dhamaan salaadiinta iyo hogaan dhaqameeedka iyo aqoonyahanka ,siyaasiyiinta iyo [...]

