Home » Posts tagged with » ilhaan

Birgitta Olhsson oo Ilhaan Mohamed jama Ku soo dhoweysay Baarlamaanka Sweden

Birgitta Olhsson oo Ilhaan Mohamed jama Ku soo dhoweysay Baarlamaanka Sweden

 Sweden(saraarnews)Kulan maanta ku dhexmaray Xarunta Baarlamaanka wadanka sweden Marwo ilhaan Mohamed Jama iyo Birgitta Olhsson oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka wadanka Sweden ayaa la iskula soo qaaday Xidhiidhka somaliland iyo Dowlada Sweden.         Marwo Ilhaan oo halkaa hadal kooban ka jeedisay ayaa Mudanaha uga xog warantay xaalada Wadanka Somaliland iyo waxyaabahii [...]

Dhegayso: Waraysi lala Yeeshay Marwo Ilhaan Mohamed Jama

Dhegayso: Waraysi lala Yeeshay Marwo Ilhaan Mohamed Jama

Sweden(saraarnews) Waxa noo suuragashay inaanu helo waraysi lala yeeshay Marwo Ilhaan Mohamed Jama oo ahayd gabadhii Riyaale Kaahin Iska Hortaagay inay ka mid noqoto gudiga doorashooyinka qaranka, Halka ka dhegayso:  Riix Halkan     

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone