Fanaanka K´naan oo Somaliland Yimi
Hargeysa (saraarnews)- Fannaanka caanka ah ee K.Kainan oo xidhiidhka kubadda cagta adduunku u xushay inuu qaado heesta furitaanka koobka adduunka ee 2010 ka dhici doona dalka Koonfurta Afrika, ayaa toddobaadkan booqasho ku yimi Somaliland, isaga oo mudadii uu joogay la kulmay qaar ka mid ah abwaanadda waaweyn ee reer Somaliland. Fannaanka K,Kainan oo ah Somali [...]

