Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
Waa maanso gaaban oo la yidhaaho Afdhabaandhow Waxaa tiriyey abwaan Mubarak Mohamed Nur qoorubaxay waxay soo baxday 13.02.2010 , Hadaba maansadan oo cod iyo qoraal isugu jirta halkan ka dhegayso Af dhabaabdhow weeyee Nin kastaaba dhaan raray dhoomiyo wax saar saar misna dheri biyayn waa Hadalkiina Dheeraa Xalna soo dhowayn waa Nimanyohow dharaarahan Dhacdadiyo [...]

